WAJAALE NEWS

WAR DEG DEG AH:Ciidamada RRU-da Oo Hadda La Wareegay Xaruntii Guud Ee Xisbiga WADDANI .DAAWO SAWIRO

xarunta dhexe1 Hargaysa(Wajaalenews) Ciidamada RRU-Da Ayaa La Wareegay Xarunta Guud Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Sida Ay Noo Xaqiijiyeen Madaxda Xisbiga Waddani Ee Ku Sugan Xarunta Guud Ee Xisbiga Waddani.

 

 

Ciidanka Oo Galay Gudaha Xarunta Guud Ayaa Madaxdii Ku Sugnayd U Sheegay Inaan Ilaa Amar-Dambe Ciddina Ka Bixi Karin Cidina Galikarin Xarunta Guud Ee Xisbiga.

Madaxda Ku Sugan Xarunta Guud Ayaa Waxay Kala Yihiin

Axmed Muumin Seed: Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad

AXMED XAAJI CABDILAAHIN XAMARJE

Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyoraac): Xoghayaha Qorshaynta

Maxamud Cabdilahi Jamac (Gaagaab): Gudoomiyaha Dhalinyarada

Saynab Ku Xigeenka

Daa’uud Xuseen Foodcadde: Ku Xigeenka Xoghayaha Arrimaha Gudaha

Jamaal Jaamac Xaamud: Ku Xigeenka Xoghayaha Guud

Axmed Cilmi Yare: Xoghayaha Khayraadka Dabiiciga Ah

 

 

Exit mobile version