WAJAALE NEWS

DAAWO;Haweenka Arabsiyo oo Si Mucjiso leh ugu diyaar garoobay Xuska Dhalashada Nebigeenii Suubanaa.

ARABSIYO(Wajaalenews);Munaasibad loogu sii diyaargaroobayo Xuska Dhalashada Nebigeenii Suubanaa ee Muxamed oo Ku Beegan 12-ka Bishan Rabiicul-awal ayaa Maanta Haweenka Magaalada Arabsiyo ay si weyn u soo agaasimeen.

Exit mobile version