WAJAALE NEWS

Haayada Dhawrista Tayada Oo Sheegay In Ay Baadhitaan Ku Samaynayso Daawooyinka Dalka Soo Galay.

HARGAYSA(W,N)-Maamulka haayada dhawrista  ayaa ka hadlay dawooyin la sheegay in ay dalka soo galeen kuwaasi oo lagu talo galay bixitaanka calafka xoolaha

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/B7gpojo2NSk

Exit mobile version