WAJAALE NEWS

“Maayirka Hargeysa Isagaa Sharci Darro Ku Fadhiya, Cidna Dacwad Kama Gudbin Karo”Xisbiga Wadani.

Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Dacwado Isbarkan Oo Xukuumada Ka Gudbisay Mucaarika .

Burco(w,n)- afhayeenka xisbiga wadani barkhad jaamac batuun ayaa k ahdlay hadal dhawaan kasoo yeedhay maayarka caasimada iyo wasiirka hawlaha guud oo sheegay in ay dacwad ka gudbinayaan xisbiyada mucaarikda  kadib markii ay booqasho ugu tageen qoysas dhulkooda xukuumada ka qaaday

Sidoo kale afhayeenka wadani ayaa ka hadlay dacwad la sheegay in qoyska madaxwayne biixi ka gudbiyeen gudoomiye faysal cali waraabe.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/vHqpRjOlu_A

Exit mobile version