WAJAALE NEWS

DAAWO SAWIRO; Bandhig Sugaaneedkii Abwaan Xasan Daahir (Weedhsame,)

Hargeisa(Wajaalenews):- Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa caawa soo bandhigay  qaybo kamida suugaanta uu hibada u leeyahay maasooyinkan ayaa dhamaantood kahadlayay  xaalada dhabta ah ee ay ku sugan tahay bulshada somaliland iyo sida ay nasiib daradu ugaga dhacday hogaanka taasi marwalba sobaobta in dadku isku qabsadaan mudo kordhinta  siyaasiguna kolba shaadh usoo xidho

Hadaba maansooyinka abwaan wedhsame ayaa dhamaantood taabanayay bulshada qayanaheeda kala duwan




Exit mobile version