BOORAMA(W,N)-sheekhul baladka magaalada boorama Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar ayaa golayaasha guurtida iyo baarlamaanka ku eedeeyay in ay ishortaageen dhismaha golaha culimada somaliland oo xukuumadu ogolaatay
Sidoo kale Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar ayaa wax layaable ku tilmaamay diidmada golayaasha guurtida iyo Wakiilada oo mudo sedex sano ah ay hortaalay qoraal loogu soo gudbiyay aas aaska golaha culimada somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;