DAAWO SAWIRO; Bandhig Sugaaneedkii Abwaan Xasan Daahir (Weedhsame,) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO SAWIRO; Bandhig Sugaaneedkii Abwaan Xasan Daahir (Weedhsame,)
May 8, 2015 - Written by Editor:

Hargeisa(Wajaalenews):- Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa caawa soo bandhigay  qaybo kamida suugaanta uu hibada u leeyahay maasooyinkan ayaa dhamaantood kahadlayay  xaalada dhabta ah ee ay ku sugan tahay bulshada somaliland iyo sida ay nasiib daradu ugaga dhacday hogaanka taasi marwalba sobaobta in dadku isku qabsadaan mudo kordhinta  siyaasiguna kolba shaadh usoo xidho

Hadaba maansooyinka abwaan wedhsame ayaa dhamaantood taabanayay bulshada qayanaheeda kala duwan


DSC09349 DSC09350 DSC09356DSC09361DSC09359

DSC09342 DSC09343 DSC09344 DSC09350 DSC09359

COMMENTS
LINKS