WAJAALE NEWS

DAAWO;Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan Saylici oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Edmonton ee dalka Canada

Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa si diiran loogu  soo dhaweeyay Magaalada Edmonton  ee dalka Canada oo uu booqasho shaqo ku marayay.

Exit mobile version