Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Edmonton ee dalka Canada oo uu booqasho shaqo ku marayay.