WAJAALE NEWS

DAAWO;-Prof Axmed I, Samater Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Dhaawac Ay Somaliland Ku Keentay Dib Udhaca Doorashooyinku!

GABILEY(W,N) Prof Axmed Ismaaciil Samater oo kamid aqoonyaha  reer somaliland ayaa habeenkii xalay ahayd kulan uu kaga hadlay arimo door ku qabtay Magaalada Gabiley.

Prof Samater ayaa tafaasiil ka bixiyay dhaawac siyaasadeed ee ay somaliland ku keentay dib udhaca doorashooyinku iyo fool xumada ay dalka ku tahay wakhtiga ay fadhiyaan golaha wakiiladu kuraasta.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version