DAAWO;-Prof Axmed I, Samater Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Dhaawac Ay Somaliland Ku Keentay Dib Udhaca Doorashooyinku! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Prof Axmed I, Samater Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Dhaawac Ay Somaliland Ku Keentay Dib Udhaca Doorashooyinku!
April 21, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Prof Axmed Ismaaciil Samater oo kamid aqoonyaha  reer somaliland ayaa habeenkii xalay ahayd kulan uu kaga hadlay arimo door ku qabtay Magaalada Gabiley.

Prof Samater ayaa tafaasiil ka bixiyay dhaawac siyaasadeed ee ay somaliland ku keentay dib udhaca doorashooyinku iyo fool xumada ay dalka ku tahay wakhtiga ay fadhiyaan golaha wakiiladu kuraasta.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS