WAJAALE NEWS

DAAWO; Suldaanka Guud Ee Somaliland Suldaan Maxamed Sul Cabdiqaadir Oo Wasiir Cukuse Uga Digay faragalinta Uu Ku Hayo Kooxda Xidigaha Geeska

HARGEISA(Wajaalenews) Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa si kulul u cambaareyay hadalo maalmahan dambe ka soo baxayay wasiirka warfaafinta mr cukuse kaas oo shaqaalaha wasaarada ugu hanjabay ama amar ku siiyay inaan la sii dayn heesaha wadaniga ah ee kooxda xidigaha geeska.

Suldaanka ayaa sheegay inaanay ahayn mid aan caqliga gali karin lana joojin karin heesaha kooxda xidigaha geeska bulshaduna idin kama yeelayso taasi.

https://youtu.be/5qiotWY02NM

Exit mobile version