|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Suldaanka Guud Ee Somaliland Suldaan Maxamed Sul Cabdiqaadir Oo Wasiir Cukuse Uga Digay faragalinta Uu Ku Hayo Kooxda Xidigaha Geeska
April 5, 2015 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews) Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa si kulul u cambaareyay hadalo maalmahan dambe ka soo baxayay wasiirka warfaafinta mr cukuse kaas oo shaqaalaha wasaarada ugu hanjabay ama amar ku siiyay inaan la sii dayn heesaha wadaniga ah ee kooxda xidigaha geeska. Suldaanka ayaa sheegay inaanay ahayn mid aan caqliga gali karin lana joojin karin heesaha kooxda xidigaha geeska bulshaduna idin kama yeelayso taasi. https://youtu.be/5qiotWY02NM Related posts:“Somaliland Waxa ay Dawlad Gaar ah Oo Aqoonsi Raadinaysa Ahayd Muddo ka Badan, Intii ay ka Tirsanayd... DAAWO;-Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Sheegtay Inay 15 Qof Ku Hayso Karantiin Iyo Xaaladihii Ug... Daawo:Musharaxa Xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro Iyo Saraakiisha Sarsare Ee Xisbigaas Oo Cisbitaalka Wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|