WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Loogu Dabaal Degayay 59 Guurada 26 juun Oo Lagu Qabtay Magaalada Nayroobi,

NAYROOBI(W,N) Wasiirka arimaha dibada somaliland iyo wafti  uu hogaaminayay oo ku sugnaa dalka kenya ayaa ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo lagu xusayay 59guuradii 26juun oo ah maalintii somaliland qaadatay xoriyada kana qaadatay dalka boqortooyada ingiriiska

Munaasibada ayaa sidoo kale waxaa kasoo qaybgalay fanaaniin caan ah iyo safiirka somaliland ufadhiya kenya oo isagu kamid ahaa masuuliyiintii xafladan soo agaasimay

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

 

 

Exit mobile version