WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Jsl Oo Hambalyo Udiray Shacabka Munaasibada Ciidul Fidriga Awgeed.

HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa  Shacbiga Somaliland Ku Hambalyeeyey Farxada Ciidal Fidriga.=isagoo ilaahay uga baryay in sanadkaa sanadkiisa ay ku gaadhaan bash bash iyo barwaaqo.

Exit mobile version