WAJAALE NEWS

Kacdoonada Lagaga Soo Horjeeda Xuumada Siilaanyo Oo Sii Xoogaysnaya Iyo Xildhibaan Taageerada Xukuumada Lagu Gacan Saaray Hargeisa

HARGEISA(Wajaalenews)Bulshada reer somaliland ayaa maalmihii udanbeeyay waxaa mucaaridada xoogan xukuumada ka imanaysay xusbiyada mucaaridka iyo bulshada gobolka saaxil oo iyagu ka biyo diiday in xukuumada xiligeedii sii dhamaanayo ay sifo sharci daro ah ku bixiyo dekeda barbera

kacdoonada ka socda magaalada barbera ayaa meelaha ay dadku iskugu yimaadaan ee magaalada hargaysa ka abuurtay moran xoogan kaasi oo caawa sobobay in xildhibaan cabdilaahi black oo isagu ku caana taagerada xukumada siilaanyo ay is faro saaren mid kamida bulshada hargaysa oo lagu magacaabo eng saalax kadib markii ay ku mormeen qadiyada gobolka saaxil ka taagan

Dagaalka gacan ka hadal ah ayaa caawa fidkii xildhibaan iyo eng saalax ku dhexmaray maansoor huteel .

mudaha iyo ninka ladagaalmay ayaa sida dadgoob joog ahi noo sheegen aan midna soo gaadhin wax dhaawaca oo culus

.Arin Maalmihii ugu danbeyey ay sii hurisay wafdi balaadhan oo uu hogaaminyo, madaxwaynaha Somaliland Axmed siilanyo uu sugnaa xarunta gobolka saaxil .

socdaalka madaxwaynaha oo xanbaarsanaa ujeedoyin kala duwan, waxana ugu waynaa terminalka berbera uu xadhiga ka jaray maalintii shalay iyo qorshe la sheegay in xukuumadu damacsantahay in ay dekada berbera ku wareejiso shirkado Ajanabiya. Hada Arinta ayay dareen cadho leh ka muujiyeen dadwaynaha ku dhaqan magalada berbara.iyadoo xamasada dekaduna maalmahan laga dereemayey casimada hargaysa, taasina waxay keentay in xildhibaan cabdiaahi black oo taagera xukuumada siilaanyo lagu fara saaro arintan muranka ka dhalisay magaloyinka berbera iyo hargaysa.

 

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

WARIYE CABDIQAADIR

 

Exit mobile version