WAJAALE NEWS

Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Shaaciyay In Uu Dhawaaqi Doono Urur-siyaasadeed Cusub, Muxuuse Ka Yidhi Safarka Madaxwaynaha!

WASHINGTON(W,N)Prof Axmed Ismaaciil Samater oo kamid ah Aqoonyahan reer somaliland ee ku dhaqan dalka maraykanka Ayaa ka hadlay safarka madaxwaynaha somaliland ku jooga Dalka maraykanka iyo waxa laga filan karo.

Sidoo kale prof axmed ismaaciil samater ayaa sheegay in uu Dhawaan ku dhawaaqi doono urur siyaasadeed cusub

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version