WAJAALE NEWS

Ciidamada Somaliland Oo Heegan Lagaliyay Iyo Fariinta Ay Udireen Shacabka Iyo Xisbiyada.

HARGAYSA(W,)-Hogaanada ciidamada kala duwan ee qalabka sida ee Somaliland oo warbaahin la hadlay shacabka reer Somaliland ugu baaqay in ay amaanka ilaaliyaan mudada lagu jiro doorashada golaha wakiilada iyo deegaanka oo ku began 31may oo maalmo inaga xigaan

Sidoo kale ciidamada ayaa musharixiinta uga digay in ay shacabka kiciyaan abuuraana fad qalalo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version