ADIS ABABA(Wajaalenews) Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga caalamiga ee Jamahuriyada Somaliland, Mudane Maxamed Bixi Yonis oo beryahanba hawlo shaqo u joogay, magaalo madaxda Dalka Itoobiya ee Addis-Ababa, ayaa kulan balaadhan kula qaatay Xarunta wasaradda Arrimaha debada itoobiya Wasiirul- Dawlaha Arrimaha Dibedda Ethiopia Amb. Berhane.