WAJAALE NEWS

Diyaarado Nooca Dagaalka Ah oo Argagax Geliyay Dadweynaha Reer Alleybaday iyo Guddoomiyaha Degmada oo Ka Hadley

Alleybaday (WJN)- Diyaarado la sheegay in ay yihiin kuwa dagaalka oo joog hoose ku duulaya, ayaa argagax geliyay dadka ku nool tuulooyinka Taysa iyo deegaanada ku hareeraysan oo hoostaga degmada Alleybaday.

Guddoomiyaha degmada Alleybaday Cabdirisaaq Sheekh Cabdilaahi, ayaa ka hadley waxa ay ka ogyihiin diyaaradaasi dagaalka ee dl heehaabayay deegaanada hostaga degmada Alleybaday.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version