WAJAALE NEWS

“Madaxweynuhu Dastuur Qaran Uma Jebin Karo Xisbi”.Af-hayeenkii Hore Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa (WJN)- Af-hayeenkii hore madaxtooyada Somaliland Xuseen Aadan Cige “Dayr” ayaa waxa uu si adag uga Hadley khilaafka ka dhex aloonsan xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka oo la xidhiidha qabsoomida doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka.

Sidoo kale Xuseen Dayr ayaa waxa uu ka hadley goobihii mihiimka ahaa ee shaqsiyaadka gaarka ah la siiyay ee ay xukuumadu dib u soo celisay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version