Hargaysa(W,N) Wafti Balaadhan oo ka socda Dalka isku taga Emaraadka Carabta ayaa maanta Galinkii danbe kasoo dagay Madaarka cigaal ee magaalada hargaysa.
Waftigan ayaa waxa horkacaya Safiirka somaliland ufadhiya Emaraadka Carabta Baashe Cawil
Waftigan ayaa dalka uyimid sidii ay uga qayb qaadan lahaa gurmadka loo fidinayo dadkii wax ku noqday roobabkii duufaanta watay ee ka da,ay xeebaha somaliland,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;