WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Cadaalada Oo ka Hadlay Faa’iidada Bulshadu kala Kulanto Caruurta la Dhaqan Celiyo

HARGEISA(Wajaalenews) Wasiirka cadaalada Somaliland Xuseen Axmed Caydiid ayaa ka waramay faaiidada bulshada rayidka ahi ay kala kulmaan dhaliinyarada la dhaqan celiyo isaga oo dhanka kalena u mahad naqay dhaliinyaro sharciga khilaaftay oo markii labaad hawlgal nadaafadeed ka fuliyay cubitaalka guud ee magaalada Hargaysa.

Exit mobile version