WAJAALE NEWS

DAAWO;-Munaasibad Habeenkii Xalay Magaalada Gabiley Loogu Qabtay Haldoor Maxamed Iyo Waxyaabihii Uu Ka Xogwaramay.

GABILEY(W,N)-Munaasibad loogu magic daray habeenkii gabiley iyo haldoor maxamed ayaa habeenkii xalay lagu qabtay hoolka laybareeriga gabiley taasi oo uu khudbad qiiro galisay iyo xogwaranka heerrarkii aysoo martay noloshiisu ka jeediyay haldoor maxamed oo kamid ah dadka dadaalay.

Sidoo kale waxaa munaasibadan kazoo qaybagalay boqolaal kamid ah dhalinyarada gabiley aqoonyahan iyo masuuliyiin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version