|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibad Habeenkii Xalay Magaalada Gabiley Loogu Qabtay Haldoor Maxamed Iyo Waxyaabihii Uu Ka Xogwaramay.
August 28, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Munaasibad loogu magic daray habeenkii gabiley iyo haldoor maxamed ayaa habeenkii xalay lagu qabtay hoolka laybareeriga gabiley taasi oo uu khudbad qiiro galisay iyo xogwaranka heerrarkii aysoo martay noloshiisu ka jeediyay haldoor maxamed oo kamid ah dadka dadaalay.
Sidoo kale waxaa munaasibadan kazoo qaybagalay boqolaal kamid ah dhalinyarada gabiley aqoonyahan iyo masuuliyiin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wakiilada Qaramada Midoobay Ee Somaliya Oo Ka Hadlay Shirka Dhuusamareeb Iyo Ka Maqnaanshaha Punthla... Madaxweyne Siilaanyo Iyo Safiirka Midowga Yurub Oo Shalay Isku Hor Fadhiistay Kulan Xasaasi Ah. Iyo ... "Soomaaliya iyo Jabuuti Intaasoo Mashruuc Ayaa Laga Wadaa,Iyo Intaa soo Saldhig Milateri Ayaa Ku Ya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|