HARGAYSA(W,N) Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka wasaarada Cadaalada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiqani Maxamuud Caateeye iyo xubno kamida saraakiisha ciidanka Asluubta ayaa maanta safar indho indhoyn ah kusoo maray xabsiga mijo caseeye ee loogu talo galay in lagu dhaqan celiyo caruurta loo soo xidho danbiyada
Wasiirka wasaarada cadaalada ayaa halkaa ka sheegay in ay deg deg udhisi doonaan xabsiga mijo caseeye oo uu tilmaamay in uu qaranka muhiim uyahay,