HARGEISA(Wajaalenews) Ciidanka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah ugu Wareejiyay Odayaasha iyo Waxgaradka Xaafada Maslaha ee Magaalada Hargaysa afar Garoon oo kuwa Ciyaaraha ah iyo Xarun MCH kuwaas oo ay hore ugu deeqeen Ciidamada Qaranku.