HARGAYSA(Wajaalenews) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta Si Afduuba loogu Doortay Murashaxa Xisbiga Kulmiye Uga qaybgali doona doorashada soo socota ayaa markii la doortay kadib hadal uu madasha ka jeediyay ku sheegay Arin Xaqiiqada ka fog taasi oo dhagaha dadkii Goobta joogay ku noqotay fajiciso kadibkii uu sheegay in ay Murashixiintii Loolanka adagi Ee Maxamed Biixi Yoonis Iyo Samaale Iyo KIJAANDHE OO ISAGA MEESHABA UU KA SAARAY kuwa kalena sheegay in ay tolnimo ugu tanasuleen.