WAJAALE NEWS

DAAWO; Afhayeenka Madaxtooyada somaliland oo Sheegay in Aanay Xukuumadu Marnaba Ogolaanayn Shirka Beesha Gobolka Saaxil Ee Baxarasaafka.Muxuuse Ka Yidhi Isku Shaandhayn Maalmahan la Hadal Hayay

HARGAYSA(Wajaalenews) Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Faahiye(Shamax) ayaa sheegay in aanay xukuumadu ogolay shirka ay iclaamiyeen beesha degta gobolka Saaxil.

DAAWO: XUKUMADA SOMALILAND OO GAASHAANKA U DARUURTAY SHIRKII DEEGAANKA BAXARASAAFKA

Exit mobile version