WAJAALE NEWS

DAAWO; Dadwaynaha ku Dhaqan Magaalada Tog Wajaale Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Sida loo Wado Town Planeka Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada

TOG WAJAALE(W,N) Dadwaynaha ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa cabasho xoogan ka muujiyay sida ay xubnihii loo xil saaray qorshaha bananynta jidadka magaalada taasi oo ay ku eedeeyeen in si khaldan wax uwadaan

Sidoo kale dadwaynaha ku dhaqan gudaha magaalada wajaale ayaa baaq udiray xukuumada wayne muuse biixi.

 

Exit mobile version