WAJAALE NEWS

Wasiirada Wasaaradaha Biyaha Iyo Beeraha Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Kala duwan Oo Laga Fuliyay Deegaanada Gobolka Gabiley,

GABILEY(W,N) Wasiirada wasaarada biyaha iyo beeraha Somaliland oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley iyo madax haayada fulisay mashaariicdan ayaa siwada jir ah xadhiga uga jaray mashaariic kala duwan oo laga fuliyay deeganka botor  ee gobolka gabiley .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version