Heestan waxa si wada jir ah u wada qaadaya fanaaniinta Caabi Mire iyo Cumar Shabeel. Ereyada iyo laxankana waxa leh Cismaan Dayaay, Music-ga waxa tumay Yuusuf Subxaanyo. Daawasho Wacan.
DAAWO; Hees Cusub Oo Ka Hadlaysa Musuq Maasuqa.