HARGAYSA(W,N)- Muj xasan Guure Jaamac oo kamid odoyaasha madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka somaliland ayaa fariin culus udiray madaxwayne bixi iyo Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo maalmihii udanbeeyay warbaahinta is qaawan uga hadlay iyadoo khilaafkoodu ka bilowday sidii shacabka somaliland looga samata bixin lahaa xanuunka dunida saameeyay ee coronavirus kadib markii uu talooyinkii Uu Dr Gaboose soo jeediyay uu dhibsaday Madaxwayne Biixi,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;