WAJAALE NEWS

DAAWO; Wafti Wasiiro ah oo u Socdaalay Dubai Iyo Hawsha Maalgashiga Dekeda Berbera

HARGAYSA(Wajaalenews) Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Galabta u Kicitimay dalka Isu taga Imaaraadka Carabta Gaar ahaan Dubai oo ay Wada hadal kula leeyihiin Mid ka mid ah Shirkadaha danaynaya Maalgashi ay ku sameeyaan dekeda Berbera.

Exit mobile version