Hargeysa (W,N):- Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo ka mid ah Masuuliyiinta Sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa jawaab adag ka bixiyay Eedaymo ay Faysal Cali Waraabe iyo Wasiirkii hore ee Qorshaynta Maxamed Ibraahim Qabyo ay u jeediyeen Dawlaada Jabuuti.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office