WAJAALE NEWS

DAAWO;-Deeq Xoolo Ah Oo Lagu Wareejiyay Ciidanka Qaranka Somaliland

HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidamada qaranka somaliland ayaa lagu wareejiyay deeq  xoolo geel ah kaasi oo ay ciidamada qaranka ugu deeqeen ururka gurmad oo fadhigoodu yahay dalka sucuudiga

Waxaana deeqdan xoolaha ciidamada ku wareejiyay masuuliyiin xukuumada katirsan, xildhibaano iyo xubno kale.

 

Exit mobile version