WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Boorama Loogu Sameeyay Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Ilaalada Xeebaha Ee Dhawaan Lagu Dilay Lowyo Cado

BOORAMA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta aas qaran magaalada boorama loogu sameeyay taliye kuxigeenkii ciidanka ilaalada xeebaha lowyo cado ee dhawaan askariga ay isku ciidanka katirsanaayeen diley kaasi oo mudo maydkiisumudo yaalay cisbitaalka magaalada boorama

Odayaashii iyo waxgaradkii ka qaybgalay aaska marxuumka ayaa xukuumada ugu baaqay in ay deg deg ufuliso qisaaska askarigii toogtay marxuumkan.

Exit mobile version