DAAWO;-Aas Qaran Oo Boorama Loogu Sameeyay Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Ilaalada Xeebaha Ee Dhawaan Lagu Dilay Lowyo Cado | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Boorama Loogu Sameeyay Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Ilaalada Xeebaha Ee Dhawaan Lagu Dilay Lowyo Cado
May 17, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta aas qaran magaalada boorama loogu sameeyay taliye kuxigeenkii ciidanka ilaalada xeebaha lowyo cado ee dhawaan askariga ay isku ciidanka katirsanaayeen diley kaasi oo mudo maydkiisumudo yaalay cisbitaalka magaalada boorama

Odayaashii iyo waxgaradkii ka qaybgalay aaska marxuumka ayaa xukuumada ugu baaqay in ay deg deg ufuliso qisaaska askarigii toogtay marxuumkan.

COMMENTS
LINKS