WAJAALE NEWS

DAAWO;Gudoomiye Cirro Iyo Baashe Oo Kulan Addis ababa kula Yeeshay Safiirka Uk Uqaabilsan Itoobiya.

HARGEISA(Wajaalenews) DAAWO Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo uu Weheliyo Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Maanta Magaalada Addis ababa kulan kula yeeshay Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Itoobiya.

Exit mobile version