WAJAALE NEWS

DAAWO ; Madaxa Ololaha Xisbiga Waddani iyo Xoghayaha Ciyaaraha Oo Si Adag Uga Jawaabay Eedaymo Uga yimid Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Ciyaaraha Kuna Eedeeyay In Uu Jabiyay Sharciyadii Dalka.

HARGAYSA(W,N) DAAWO ; Madaxa Ololaha Xisbiga Waddani iyo Xoghayaha Ciyaaraha Oo  Si Adag Uga Jawaabay Eedaymo Uga yimid Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Ciyaaraha Kuna Eedeeyay  In Uu Jabiyay Sharciyadii Dalka.

“Xiligii  Xisbigii Udub Talada Hayay Waxay  Odhan Jireen Sanad Walba Lacagta Giinbaarta ah Ayaanu ka Badalaynaa Burco Imika Xukuumada Kulmiye Waxay Mashruuc ka Dhigteen  Garoomada”Madaxa Ololaha Wadani Xamse Khayre,

Exit mobile version