HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland baashe maxamed faarax ayaa ka warbixiyay waxyaabaha ay wada hadleen safiirka midowga yurub uqaabilsan dalalka Somaliland iyo somaliya oo maanta socdaal ku yimid magaalada hargaysa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;