Hargeisa(Wajaalenews)Somaliland Iyo Itoobiya Oo Heshiish Ku kala Saxeexday Maanta Magaalada Hargeisa heshiiskaasi oo ahaa mid dhinaca iskaashiga labada dal ah ayaa waxa u kala saxeexay wasiirada Arimaha dibada somaliland iyo sidoo kale Wasiirka Maaliyada Itoobiya oo isagu Hogaaminayey waftigan itoobiyaanka ah ee dhawaan soo gaadhay magaalada hargeisa
wajaalenews.net
Hargeisa/office
c./raxmaa Carab