WAJAALE NEWS

War Deg dega Rasaas Xoogan oo Laga Maqlayo Xaafada Jigjiga Yar Ee Magaalada Hargeisa

HARGEISA(WajaalenewsXafaada jigjiga yar oo kamida degmada Ibraahim,koodbuur ee caasimada hargaysa ayaa waxa caawa ka bilaaban rasaas xoogan oo u dhaxaysa dad shiciba iyo ciidamada booliska

Isku dhacan bilayska iyo dadka gadoodsan ka bilaabantay dhul laysku haysto arintan ayaa caawa sobobtay in gabi ahaanba xaafada jig jiga yar gabi laga maqlayo rasaas xoogan

Dhulkan oo ku yaala sariiba jig jiga yar agteedan meel hangaro ah ayaa morankiisu mudo soo jitamayay kaasi oo u dhexeeyay laba dhinac

Maalmahan ayaa waxa hangaradii duminayay ciidamo bilaysa oo sida ilo xogogaalihi noo xaqiijiyeen iyagu dhinac raacsan dhulkan ayaa hore u ahaadhul dan guuda,

Wali Wax khasaare oo kadhashay ayaa wali la ogayn

WIXII KASOO KORDHA KALA SOCO WAJAALENEWS

Exit mobile version