WAJAALE NEWS

DAAWO;-Markabkii Ugu Waynaa Ee Shidaal Sida Oo Kusoo Xidhay Dekeda Berbera

BERBERA(W,N)-Maareeyaha dekedaha somaliland iyo mareeyaha haamaha kaydka shidaal berbera ayaa faah faahin ka bixiyay markii ugu waynaa ee shidaal sida oo habeenkii xalay ahaa kusoo xidhay dekeda magalaada berbera.

Masuuliyiinta oo booqday halka markabku ku sugan yahay ayaa sheegay in uu kasoo anbabaxay dekeda dalka cumaan uuna sido shidaal naafto ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version