WAJAALE NEWS

HALKAN Ka Daawo :Heestii ugu wanaagsanayd ee Abid Loo Sameeyo Gabiley iyo Ereyadii:Abwaan Qaamuuska Qarniga

Hargeysa(wajaalenews): Abwaan Cabdi kariim Muxumed Cadde oo ahna weriye caan ah ayaa dhawaan tiriyey heestii ugu wanaagsanayd ee abid loo tiriyo gobolka gabiley , heestan oo la yidhaa gabiley bilic wanaag waxuu abwaan qaamuus si farshaxanimo leh ugu sawirayaa khayraadka iyo deegaanka bilicda leh iyo nimcada daa,in ku manaystay gobolka gabiley waa tan heestii ee daawasho wanaagsan

DAAWASHO WACAN;

http://youtu.be/cnPWXkpGxtc

WAJAALENEWS DESK

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

Exit mobile version