WAJAALE NEWS

DAAWO;Haweenayda Qudha Ee Ku Jirta Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Kulan Balaadhan Loogu Sameeyay Magaaladda Hargeysa

HARGEISA(Wajaalenews) Marwada madaxweynaha ayaa ka qayb gashay Xaflad lagu maamuusayay Marwo Kaltuun Sh,Xasan Cabdi oo Ka Mid ah 7 Xubnood ee Komiishanka Doorashooyinka qaranka taas oo lagu qabtay Ambassador Huteel

Exit mobile version