|
|||||
WAJAALE NEWS
HALKAN Ka Daawo :Heestii ugu wanaagsanayd ee Abid Loo Sameeyo Gabiley iyo Ereyadii:Abwaan Qaamuuska Qarniga
July 7, 2014 - Written by Editor:Hargeysa(wajaalenews): Abwaan Cabdi kariim Muxumed Cadde oo ahna weriye caan ah ayaa dhawaan tiriyey heestii ugu wanaagsanayd ee abid loo tiriyo gobolka gabiley , heestan oo la yidhaa gabiley bilic wanaag waxuu abwaan qaamuus si farshaxanimo leh ugu sawirayaa khayraadka iyo deegaanka bilicda leh iyo nimcada daa,in ku manaystay gobolka gabiley waa tan heestii ee daawasho wanaagsan DAAWASHO WACAN; http://youtu.be/cnPWXkpGxtc WAJAALENEWS DESK EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:DAAWO: Lataliyaha Madaxwaynaha Ee Gobolada Bariga Somaliland Oo Ugu Baaqay Siyaasiyiinta Gobolada Ba... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaray Dhaam-biyood weyn oo xukuumaddu ka hirgel... DAAWO;-Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Shaacinayay Musharax Cabdiraxmaan Ca... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|