WAJAALE NEWS

Daawo Qurba-joogta Gobolka Gabiley Oo Deeq Mooto Ah Soo Gaadhsiiyay Abwaan Lugaha Naafo Ka Ah Kuna Nool gabiley

Gabiley(Wajaalenews) ‘Qaar ka mida qurba-joogta gobolka gabiley ayaa deeq mooto amaba gaadhi curyaan soo gaadhsiiyay abwaan cabdi jibaar sheekh ibraahin suldaan,oo ah nin lugaha curyaan ka ah deeqdan ayaa waxa lagusoo hagaajay wariye c.kariin muxumed cade(qaamuuska)iyadoo dadka deeqdan soo diray ay ka cudurdaarteen in la sheego magacyadooda madama ay sadaqo tahay,waxana goobjoog ka ahaa maayarka degmada gabiley Shucayb maxamed muuse

http://youtu.be/PFjm6QNJJ0M

 

daawo sawiro

 

Exit mobile version