GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi ayaa deeq lacag ah ka gudoomay xubno kamid ah qurba joogta gobolka gabiley.
Deeqdan ee lasoo gaadhaysiiyay maktabada gabiley ayaa waxa wakiil ka ahayd xildhibaan nimco bucul oo ay usoo wakiisheen qurba joog reer somaliland oo degan dalka ingiriiska taasi oo ay ku wareejisay maayarka gabiley iyo gudida laybareeriga gabiley.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;