WAJAALE NEWS

DAAWO ; Xanuuno Ka Dilaacay Deegaanada Degmada Allaybaday Oo Sobobay Dhimashada 4 Qof Iyo Masuuliyiinta Degmada Baaq Udiray Wasaarada Caafimaad;

GABILEY(W,N) Masuuliyiinta degmada allaybaday ee gobolka gabiley ayaa hadlay xanuuno ka dilaacay deegaanada allaybaday oo sobobay dhimashada Afar Ruux kuwaasi oo ay baaq udireen wasaarada caafimaad iyo maamulka gobolka gabiley.

Exit mobile version